Buunka aad ubuun tunteen dastuurka cusub oo aad umaleyseen in eytahay midka kiliya aad kusamatabixinleheedeen Kenya ama uu dhameynaayo dhibaatooyinka xalna aad kaheleysaan shacab badan ey aaminsanaayeen oo arintaas ey jihada iska dhumiyeen .Kadib doorashadii 2007 oo qabaaisha ey bilaabeen rabshado kadib markii lagadhawaaqey doorashada dadkii waxey bilaabeen iney sida ugu dhaqsiga badan ey helaan dastuur cusub arintaasna wexey katimid dhanka reer galbeedka gaar ahaan Mareekanka dowladda mareekanka waxey is ticmaashey lacag aad ubadan sida loo helo dastuurka cusub gaar ahaan madaxweynaha ubaama wuxuu bixiyey labaatan iyo siddex malyan lacagta doolarka lacagtaas wuxuu ugu taageerey dastuurka cusub Kenya iney ka her gasho. Shacabka wexey qaarkooda borbogaando ey kusameeyeenin dhibaatada shacabka hayso iney kadanbeeso dastuurkaan qadiimiga ah shacabkii qaarka kalena caqliga ayaa lagaxadey jahwereer ayaa lagiliyey umaddii wexey bilaabeen ayagoo raali ka ah iney doorasha ey kaqeeb qaataan sanadkii lasoo dhaafey Agosti 2010, doorashadii wuxuu noqdey natiijada boqolkiiba 67 ayey doorashada kumeel marsiiyeen .Dastuurka markii ey uhergeshey dad ayaa uma leeyeen in Kenya mar cusub in ladhaley taas darteedin fasahaadka, iyo kala qeebsanaadka iyo maskiin nimada, iyo maalmul xumo,intaasba iney dhamaanayaan iyo wax walbo oo fadeexeen ah!
Awey hee? Halsano kadib markii laheley dastuurka cusub degenaan shihii dhan wexey isku badelantey qiiq dhibaatadii layiri wey dhamaaneysaa wey sii kordhey hadhihin boob fasahaad iyo maskiin nimada iyo dhamaan wixii maanka dooriyo shaqo la aan kaajo booliska oo shacabkeeda liida,xafiis walbo dowladeed qabiil ayaa tiir u ah, quutul daruuriga oo si xowli u kordhey, iyo adeega shacabka oo aan toos neyn sida korantada oo iska baxdo ,iyo xattaa siyaasiyiinta oo mar walbo lagdan kadhaxeeyo, iyo is qab qabsi wexeyna wadaan siyaasiyiintaas shacabka iney ukala qeebiyaan qabiil qabiil iyo arimo aad ubadan. Xaqiiq ahaan shacabka Kenya dhibaatada hayso wey kudaaleen wexeyna rabaan in ey heleen badalaad taas ayaana sabab u ah iney doortaan dastuurka cusub si ey uhelaan nolol fiican .shacabkii wexey fahmi waayeen maxaa asal u ah dhibka ayaga hayso taas darteed ayaa siyaasiyiinta ey kuduufsadaan run ahaantii siyaasiyiinta ayga ayaa kafaaido reer galbeedka siyaasadooda.shacabkaan wexey iskudeeyeen wax badan iney sameeyaan sida dhibaatada ey iska qaado waxaa kamid ah kooxo badan ey sameeyeen iyo dowlad iskujir ah,maxkamadda oo badalaad lagu sameeyey,iyo waxaana labadaley dadkii maxkamadaha kashaqeyn jireen waxaa labadaley shaqaalihii kasoo hoejeedey fasahaadka .Intaas oo lasameeyey oo badalaad ah wili umaddii ilaa hadda meel cidlo ayey kuqaaban yihiin siyaasiyiintana wexey sii wadaan dhaca umadda maalkooda si ey kutaajiraan wexeyna umaddii ey uga sheekeeyaan iney sameynayaan hormar waana been cad oo geed aan lagugaban beentaas ayey kutil maamaan iney 'hormar'. Iskudeynta shacabka ey iskudeeyeen iney hormar keenaan wexey lamid tahay dad haraad haayo oo meel dheer biyo ka arkeen markey usiidhoween na oo biyoba aan eheen haraadkii wili haayoshacabka saas ayey noqdeen!
Hizb ut-Tahrir Afrika Mashariki marhorey ayey cadeeyeen o sicad ey usheegeen in shacabka dhibaatada hayso iney xal kooda laga haleyn dastuurka cusub sababtoo ah makala dobno middaan iyo midi hore dhamaan toodaba waa wax ey dejiyeen bin aadan waana dastuur oo kayimid reer galbeedka .Shacabka waan ula dardaarmeynaa dhamaan dastuurka caalamka oo manta caalamka kataagan iyo kan Kenya inaan lagu dhisin danaha shacabkeeda waxaana lagu dhisaa in siyaasiyiinta qaarkooda lagu taageyro iyo ganacsatada waa weyn si ey ubaabi iyaan shacabkooda .Siyaasadda democrasia waxaa lagu dhisey been waxeyna sheegaan in shacabka ayaga ey awood uleeyihiin iney doortaan dastuur.Beentaan dad badan ayaa lagu duufsadey oo qaarkooda islaam yihiin oona u ololeeyo si ey kamid noqdaan kuwa dastuurka cusub soo hergiliyaan aygoo kudhawaaqaan in noloshooda ey kaafin doonto Waana bidco oo allaah lagu caasiyo waana waali !sidey oo damaan ey kaa noqon karto dastuur bin aadan oo soo dejiyey dadow hadey ey tahay dastuurka in shacabka ey leedahay xildhibaanada waa kuwa diidan iney canshuurta bixiyaan maxeysan qadobkaas shacabka loo bandhiwaayey oo wiliba ey kudhawaaqeen iney joojin doonaan shaqada ey u haayaan dowladda bes saas hadey tahay shacabka waxba xaq kuma lahan dastuurka arinta loo sheegey waa been. Runtii 000 000 Afrika Mashariki marwalbo wexey unaseyxeyneysaa umadeyda dhibaatada taagan in asal ey utahay hantiwadaaga reer galbeedka oo caalamka dhan lagu xukumo hogaankaan waa hogaan xun oo lagu dhisey in diinta iyo nolosha lakala saaro waxeyna awoodda ey siisaa dad qaarkooda iney dhisaan dastuur raalina kamanoqdaan in ilaahey kitaabkiisa umadda in lagu hokamiyo nolosha bin aadamka waayo shareecada allaah wexey xareen timeysey qamriga iyo libaadka iyo zinada dastuurkana lagu xalaaleeyey .Waana baadi cad oo hogaanka hadda ah sidee uu bin aadan allaah awuurey oo qanuun soo dejiyaa mawaxey umaleeyeen in nafsadooda ey milkiyaan ?dhamaan shacabka Kenya ha ogaadaan hogaankaan dastuurka in caalamka oo dhan uu kanoqdey mid ewer ah dowladda mareekanka oo ugu weyn dowladaha hantiwadaaga oo manta deen lagu leeyahay lacag dhan dollar trilioni 14.3 wexeyna u dhowdahay in ey qasaarto dowladdana ey dhacdo wexeyna leedahay dastuur wexeyna rabaan meel walbo iney ka heer gasho hogaankooda !ingiriiskana ayadana saas ayey kusocotaa waa tii shacabka bileebeen rabshado iyo in maalka ey bililiqeystaan dukaamo lagubo bishaan bilowgiisa Agostiwexeyna iskumid yihiin sida anagiiba nagu dhacey Kenya 2007,waayo shacabkii ayaa lagu dhibaateeyey oo maskiinimo iyo xaqiraad lagu haayo.dhulalkaan waa kuwa kufaano iney yihiin hooyada democrasia caalamka intaan waxaa gaarsiiyey oo dhibaato ah waa maalmul xumo haddaba hadey tahay arinta saan oo kuwa aktooda laga keeney oo ey xalin waayeen dhibaatadooda Kenya mawexey kuxalin kartaa mushaakil keeda ?Reer galbeedka markaan tacbaan ayey joogaan waayo shacabka kacdoonka kawado dhulalka carabta waa hirar islaamka oo kuwajahan reer galbeedka waxey daliil utahay in hogaanka islaamka u sii dhowaadey shacabka kacdoonka wada nolol iyo geeri ayey diyaar u yihiin si ey kataqalusaan madaxda xooga kumaquuniya shacabkeeda.mardhow kacdoonkaan wexey calaamad utahay in dowlad islaam khilaafah ey istaagi doonto in caalamka ey kuxukmin doonto allaah shareecadiisa.Reer galbeedka marabaan dadka iney ogaadaan in hogaan kooda uu burburin rabo taas darteed ayey kabana marwalbo markii usoo muuqdo xumantoodi.Madaxweynaha buuska yar 2008 wuxuu sheegey in dhibaatada caalamka kataagan eysan eheen hogaan kooda balse ey tahay dad wadadooda kadhumeen mar walbo hogaan kooda oo afrika ey keenaan hadey kutimaado nusqaan sideg seg ah ayey badalad u keenaan .Runtii wexey rabaan ceeb tooda iney dawoolaan oo hogaan kooda bur bur rabo sidaba ey ubur burtey hogaan kooda dhanka shuuciga .Bal fiiriya fashilka kuyimid dawladaha Ireland, Greece iyo Italy.Wadankan waxey caada u leeyihiin caaytin wadamada tabarta dharan.Intee bad ku jiri dontaa xaladan?
Dadaka maskaxda ama aaqilka ahow isticmaal! Waa in aad Fahantiin ama aad ogaatin wadamada hormaray ee aduunka waayo dadka manta wada hormarka dhaqaalaha ee wadanka Kenya.Dhaqaalaha waweyn ee Kenya na dadka badan oo u dhamanay manta gaajada ee wadanka Kenya kuwa ayan maantan gadanay ama an dooranay siyaasinta in ay u adeegsadan ama na hogaamiyan siyaasinta markey qaldaman waxey tageera ka heliyaan wadamada hormaray balse ujeedada ma ahan in ay nabad macan raadinayan waxey raadinayan waxey ujeedado tahay in ay ku badaadiyan dhaqaalaha ay wadanka ku leeyihiin taasna waayosaafirada wadamada hormaray ay iskaga digaayan in ay la jiran oy la xaaliyaan.
Walalaha musliiminta! Dastuurka cusub oo waa raangi la marinay guri dumaya oo kale,dadkana waxa lagu qasbayaa in ay galaan ama ay seexdan ,walaalaha musliiminta ogaada dastuurka ay qoreen binaadam ama shaqsi kuma badbadinay kara noolashada balse wuxuu khatar gelinayaa noolashada ama imaankada Allah wuxuu leeyahay:
وَالْفِتْنَةُ أَكْبَرُ مِنَ الْقَتْلِ
"Fidnada(xun) waxey ka weynatahay adigo lagu dilay oo kale" [TMQ 2:217]
Walalaha aaminsan kuna jira bisha barakeysan ee ramadhaan oo imaan buuxa haysta! waxad haystiin diin buuxda waxadna tihiin dadka ugu horeeya sababto ah musliiminimada oo laga hela aakhidada ugu wanaagsan kana bixisa mugtiga,bisha ramadhaan waxa la soo dajiyay quraanka kariimka ah sida uu in hogaamiya una in uso jidadka wanaagsan sidas darteed waxa waajib in saran waxa waayo in aad dacawada u fiidsan musliiminta kale oo idin hogaamiya una shegshegtiin midka jidka ka qaldamay oo raacay wadada qajdan,hadii aad raacdiin wadada wanaagsan aduun iyo aakhirba wad guuleysateen,hadii aad sameeynin waxa la igu ceebnaya aduunka bilaadamka hortiisa na berina cadaab bad ku dhameeysani.
Ogaada jidka illahey sida aad ugu guleeysatan aduunyadaiyo aakhirba, Allah wuxu leeyahay:
وَكَذَلِكَ جَعَلْنَاكُمْ أُمَّةً وَسَطًا لِتَكُونُوا شُهَدَاءَ عَلَى النَّاسِ وَيَكُونَ الرَّسُولُ عَلَيْكُمْ شَهِيدًا
"Sidas sidas ban kaga yeelnay dadadka ugu wanaagsan si aad marqaati u noqotaan dadka korkooda vna nabigana marqaati korkiina u ahaato."